Muqdisho(AGGM): Degmooyin farabadan oo ka tirsan Gobolka Banaadir ayaa waxaa ka jira Canshuuro kala Duwan oo ay Qaadayaan Ciidamada Dowladda Hoose ee Soomaaliya.
Ciidamada ayaa Dhibaato waxaa ay ku qabaa Qaabka Dadka looga aadayo Lacagaha Canshuurtaa ee iskugu jira Maalin laha iyo Bilaha iyo Asbuuclaha intaba.
Halkaan Hoose ka Dhageyso Warbixin ku saabsan Qaabka Canshuurta
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com