Muqdisho(AGGM): Taliyaha Ciidamada Booliska ee Degmada Hodan Cornel Max’ed Daahir ayaa ka warbixiyey Qarax maanta ka dhacay Hoteel Maka Al-mukaramma ee Magaalada Muqdisho.
Max’ed Daahir ayaa sheegay in Qaraxa uu san Geeysan Wax Qasaaro ah marka laga Reebo Qof Dumar ah oo Firir yar uu soo gaaray,
Taliyaha ayaa sheegay in Qaraxaas uu Fashilmay oo aan laga Gaarin Hadafkii laga l;ahaa oo ahaa in Umadda Muslimiin ah lagu Haligo.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Taliyaha Degmada Hodan
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com