Dhageyso:Gudoomiyaha Degmada Bardaale oo Baaq diray

0

Bardaale(AGGM): Gudoomiyaha Degmada Bardaale ee Gobolka Baay Max’ed Isaaq Xasan ayaa ka warbixiyey Xaalad Nolol Xumo oo haysata Dadka ku nool Gobolka Baay.

Max’ed Isaaq Xasan ayaa sheegay in Dadka ku  nool halkaasi ay Heysato Xaalada Adag oo loobaahan yahay in loogurmado si wax loogu qabto Dadkaasi.

Waxaa uu Codsaday in Gargaar Deg-deg ah lala Soo gaaro Dadka halkaa Ku dhibaateeysan oo Caruur iyo Haween u badan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha Degmada Bardaale

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com