Dhageyso: Meydka Marxuum Max’ed Suleemaan Tubeec oo Muqdisho laga soo Dajinayo

0

Muqdisho(AGGM): wasiirka wasaarada warfaafinta Xukumadda Soomaaliya  Mustaf Sh Cali Dhuxuloow oo warbaahinta la hadlaya ayaa sheegay in maanta Meydka Max’ed Suleemaan Tubeec la keeni doon oo aas Qaran loo Sameendoono.

Wasiir Dhuxuloow ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya iyo  Shacabka Soomaaliyeed ay u diyaar Garoobee Aaska Marxuun Tubeec.

Waxaa uu sheegay in Diyaarada wada Meydka Tubeec ay kasoo degeyso maanta Garoonka Diyaaradaha Magaalada Muqdisho..

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Wasiirka

[/audio

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com