Garoowe(AGGM): Wasiirka Amniga Maamulka Puntland Xasan Cismaan Aloore oo Warbaahinta ku lahadlay Magaalada Garoowe ayaa sheegay in ay ka hortagayaan Al-shabaabka ka soo Firxada Gobolada Koofureed ee Dalka Soomaaliya.
wasiirka ayaa sheegay in ay jiraan Al-shabaab looga soo adkaaday Dagaalada ka socda Koofurta iyo Bartamaha Dalka Soomaaliya islamarkaana doonaya in ay ku soo jabaan Deegaanada Maamulka Puntland.
Waxaa uu sheegay in Ciidamada Maamulka Puntland ay u diyaar Garoobeen Dagaal ka dhan ah Al-shabaab oo ay Doonayaan in ay Dalka Kadifaacaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka wasiirka Amniga Maamulka Puntland
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com