Muqdisho(AGG): Xukumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay Dajisau Qorshe Al-shabaab Dalka looga Xoreenayo islamarkaana Dagaalka Hada dalka ka socda uu san aheyn mid jogsanaya ilaa Al-shabaab dalka laga waayo.
Afhayeenka Xukumadda Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/wali oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in Xukumadda Soomaaliya sidoo kale ay Xasilineyso Goobaha Falaagada Al-shabaab lagala wareego.
Halkaan Hoose ka dhageyso warbixin kooban oo aan ka diyaarinay
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com