Muqdisho(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Soomaaliya Xasan Sh Maxamuud ayaa waxaa uu Galabta Booqday Xaruunta Xalane ee Magaalada Muqdisho,halkaa oo la keenay Dhaawacyadii Qaraxii Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.
Madaxweynaha ayaa waxaa uu Falkaasi ku Tilmaamay mid Bahalnimo ah oo Maleeshiyada Al-shabaab ay ku qaadan Hotel ku yaala Degmada Buulabarde ee Gobolka Hiiraan.
Halkaan Hoose ks dhageyso Codka Madaxweynaha Soomaaliya
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com