Muqdisho(AGGM):Munaasabada lagu soo dhaweynayo Ehelada Fanaan Max’ed Suleemaan Tubeec ayaa Xalay lagu qabtay Magaalada Muqdisho.
Waxaa Munaasabada Goobjoog ka ahaa R/wasaare Kuxigeenka ahana Wasiirka Awqaafta iyo Diinta Ridwaan Max’ed Xirsi iyo Wasiirka Warfaafinta iyo Fanaaniin.
Waxaana halkaas ka hadlay Qaar kamid ah Caruurtii uu ka Tagay Fanaan Max’ed Suleebaan Tubeec.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com