Dhageyso:Raisul Wasaare c/wali oo Booqday Xalane kadibna Dalka ka Dhoofay

0

Muqdisho(AGGM): Raisul wasaaraha Xukumadda Soomaaliya Mudane C/wali Sh Axmed Max’ed ayaa maanta Booqday Isbitaalka Xalane ee Magaalada Muqdisho oo ay ku jiraan Dhaawacyadii Qaraxii Buulabarde.

R/wasaare C/wali ayaa Mid mid ugu tagay Qolalaka ay jiifaan Dhaawacyada waxaana uu Alle oga Baryey  in ay Caafimaad helaan.

Intaa kadib ayaa R/wasaare C/wali sh Axmed uu dalka ka dhoofay,asagoona aaday Wadanka Iswiisarland oo Magaalada Jineefa uu oga qeyb galayo Shir looga hadlayo Xaquuqa aadamaha Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka R/wasaare C/wali sh Axmed

http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2014/03/codka-raisulwasaaraha.MP3-hh.mp3