Dhageyso:Xildhibaanno Dhaliilay Siyaasada Puntland

0

Garowe(AGGM): Xilidhibaano ka tirsan maamulka Puntland ayaa Dhaliilay Siyaasada Hogaanka Cusub ee Maamulka Puntland.taas oo ku aadan Arinta Booqashada Madaxweynaha Soomaaliland ee Laasqori.

Waxaa ay sheegeen in Maamulka Puntland uu san Wax la taaban karo ka qaban Arinta Booqashada  Madaxweyne siilaanyo.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Warkaas

Isha ku hay Allgalgaduud media

Allgalgaduud@gmail.com