Jabuuti(AGGM): Madaxweynaha Jamhuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa ka hadlay Go,aanka Ciidamada Jabuuti ee Dagaalka Soomaaliya ay ka wadaan.
Waxaa uu sheegay in Ciidamada Dowladda Jabuuti ay Dagaalka wadi doonaan ilaa Dalka laga Xoreeyo Maleeshiyad Al-shabaab.
Ismaaiil Cumar Geele ayaa intaa ku daray in Ciidamada Jabuuti ay u taagan yihiin Gacansiinta Umadda Soomaaliyeed sidii dalka looga saarilahaa Al-shabaab oo Kall Danbeyntii Dalka Soomaaliya looso celin lahaa.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com