Xiingalool(AGGM):Odayaal iyo wax garad ka soo jeeda Maamulka Puntland ayaa Xalay kulan ku yeeshay Magaalada Xiin Galool ee Gobollka Sool,waxaana ay kulan kooda ku Cabaareeyeen Booqshadii Madaxweynaha Maamulka Soomaaliland oo u yimid Deegaanada ay ku muran sanyihiin labada Maamul.
Waxaa ay sheegeen Odayaasha in ay ka soo horjeedaan Booqashada Wfdiga Madaxweryn aha Soomaaliland,ayagoona Baaq u diray Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Max’ed Cali Gaas.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka
Isha ku hay Allgalgaduud Media
Allgalgaduud@gmail.com