Dhageyso:Maamulka Maxaas oo ka hadlay Xaalada Degmada

0

Maxaas(AGGM):Gudoomiyaha Degmada Maxaas ee Dowladda Soomaaliya Muumin Max’ed Xalane ayaa ka warbixiyey Xaalada ka jirta Degmada Maxaas.

Waxaa uu sheegay  Gudoomiyaha in Xaalada Degmada Maxaas ay tahay mid tagan islamarkaana Dadka ay soo dhaweeyeen Ciidamada Dowladda Soomaaliya.

Waxaa uu intaa ku daray in Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ay ka Foojigan yihiin Weeraro Al-shabaab ay Dagmada ku soo qaadaan.

Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Gudoomiyaha

Isha ku hay Allgalgaduud Media

Allgalgaduud@gmail.com