London (AGGM): Barnaamijka dareenka shacabka iyo siyaasiga ayaa lagu falanqeeyey Duqeeydii sida xaqdarada ah si wadar ah loogu laayey magaalada buur xakaba ee gobolka baay 23/03/14,taasoo noqotey dhiilo iyo dhacdo ku cusub geyiga soomaaliyeed.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com