Muqdisho(AGGM): Safiir kuxigeenka Dalka Itoobiya u fadhiya Soomaaliya Jamaaludiin Mustafa Cumar ayaa ka hadlay Qabsashada degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
Waxaa uuu sheegay Safiirka in Ciidamada Soomaaliya iyo kuwa AMISOM al Al-shabaab Degmada ka saareen oo Dagaal looga saaray.
Jamaal Mustaf Cumar ayaa sheegay in Ciidamada ay hayaan Maxaabiis ka tirsan Al-shabaab oo lagu soo qabtay Holgalka lagu qabtay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Safiirka
Isha ku hay Allgalgaduud media
Allgalgaduud@gmail.com