Waa Heesteena aan Caawa ugu talagalnay ciidamada Goobweeyn ee ay hogaamiyaan Col. Bare Aden Shire Iyo Col. Cabdi Cigaal Iyo ” Geesiyada Aan Nacabka Iyo Gumeysiga U Nixinoow Hanoogina”
Geesiyada Aan Nacabka Iyo Gumeysiga U Nixinoow,
Neecoow Xornimo Nolosha U Hurte Hanoogina,
Nafaqadiinu Waa Guul,
Dheeftiinu Waa Calan,
Natiijadiinu Waa Gobonimo Lagu Nastoo Lagu Nagaadee Hanoogina.”
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com