Qiso Gaaban Oo Cajiib Ah Haweeneydii Reer Miyiga aheyd Ee Foosha Qabatay Iyo Caawimadii Aay Heshay..

0

Aslam Mowlaa Cumar RC, wuxuu yiri:- Habeen baan u Raacay Cumar Duleedka Magaallada Madiina, markaas ayeynu Aragnay Iftiin Bidhaamaya oo aanu aadnay Xaggiisii.

Markaan u tegnay waaba Haweeney Fool Heyso oo Ooyeyso. Markaasuu Cumar weydiiyey Xaaladdeeda?, waxeyna ku tiri:- Waxaan ahay Haweeney Carab oo Reer miyi ah, wax aan Heystana ma jirta.