Dhageyso: Ciidamada Ammaanka Magaalada Baydhabo Oo Ku Dhowaad 200 Oo Al Shabaabnimo Lagu Tuhmayo Xabsiga U Taxaabay.

0

Baydhabo (AGGM):Maamulka Magaalada Baydhaba ayaa sheegay in ay Gacanta ku dhigeen ku dhowaad 200 oo dhalinyaro ah oo lala xiriirinayo Al-shabaab Taliyaha Saldhigga Booliska ee Magaalada Baydhaba ayaa sheegay Tirada dadka ay soo qaqabteen iyo Sababta keentay waqtigan.

Gaashaanle Mukhtaar Axmed Ibraahim ayaa sheegay in ay Ragaas ku Tuhunsanyihiin Al-shabaab Baaritaana ay ku hayaan Cidii Dembi lagu helo ayuu sheegay in ay Muteysan doonto Ciqaab inta kalena lasii deyn doono.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com