Muqdisho (AGGM):Gudoomiyaha Gudiga Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Dastuurka Maryan cafiir Qaasim oo Wareysi siisay Warbaahinta Magaalada Muqdisho ayaa ka hadashay sida dalka looga Hir galin karo Dastuurka Madaxa banaan ee Soomaaliya.
Maryan Cariif Khaasin ayaa sheegtay in Doorashada Madaxtinimada ee 2016 ayey ku rajo weyn yihiin in dalka la gaarsiiyo in dadka ay Codkooda Dhiibtaa oo ay Qofkii ay rabaan u Codeyeen.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com