Dhageyso:Mas’uuliyiinta Dowladda Ee Shabeellaha Hoose Iyo Wafdigi Wasiirada Ahaa Ee Gaaray Halkaas Oo Is Khilaafay.

0

Muqdisho (AGGM):ayadoo Dowladda Soomaaliya ay gudi Xal ka gaara Gobolka Shabellaha Hoose Dagaalka ka dhacay ay u Xilsaartay ayaa waxaa Gudigaasi qaabka ay wax u wadaan Waxaa ku kala Qeyb samay maamulka Gobolka Shabellaha Hoose.

Gudoomiye Xigeenka Gobolka Shabellaha Hoose C/laahi Muuse Abuukar oo sheegay in aysan la Kulmin Gudiga islamarkaana aysan hada la Kulmi Doonin,asagoona u sababeyey in Gudiga ay qeyb ka yihiin Dadka Hurinaya Colaada.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com