Cunista ukunta waxay kor u qaaddaa caafimaadka qofka. Haddii aanu qofku jeclayn inuu cuno beedka waxa jira cilmi-baadhiso sababaynaya in ay faa’iido u tahay qofka inuu cuno beedkaas, haddaba toddobaan arrimood waxay kuu faa’iidaynaya inaad joogtayso cunista beedka.