Dhageyso: Dowladda Mareykanka Oo Sheegtay In Ammaanka Dalka Kenya Aan Leysku Haleyn Karin.

0

Muqdisho (AGGM):Waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa mar kale sheegtay in dalka Kenya ay ka jirto halis ah in Al-ShabAab mar kasta ay weerari karto dalkaasi ammaankiisana aan la isku haleyn karin.

War kasoo baxay waaxda arrimaha dibbadda Maraykanka ayaa waxaa lagu sheegay in dalka Kenya ay  walli ka jirto halis dhanka ammaanka ah mar kastana la filan karo weerar uga yimaada kooxda Al Shabaab.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso Warkan Oo Dhameystiran.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com