Tallooyin Muhiim Ah Oo Ku Socdo Gabdhaha Soomaaliyeed Guur-doonka Ah Ee Ku Jiro Xiliga Adag..

0

Iska jir oo ka dheeroow inaad isa sii qurxiso, makeup aad sii marsato ama parfume aad isku sii shubtaa waxay dhalinaysaa tuhun iyo inuu markiiba isa su’aalo, hadhow marka ay isu kay qurxin siday u eekaan tolow.