Akhriso Tallooyin Muhiim Ah Oo Ku Wajahan Gabadha Uurka Leh Ka Hor Inteysan Dhalin..

0

Hooyo walba waxay rabtaa inay samayso wax kasta si ilmeheedu u noqdo mid caafimaad iyo nabad qaba. Waxaan ognahay marxalada ugu muhiimsan ilmaha ee wax la siiyo waa markuu caloosha ku jiro, waxaana muhiim ah in aad talaabooyinka cafimaadka ka biloowdid maalinta ugu horeeysa ee aad ogaatid inaad uur leedahay.