Dhageyso: Muungaab “Laamaha Ammaanka Xogtey Helaan Ma,ahan Inay Ka Sheegaan Warbaahinta”.

0

Muqdisho, AGGM:Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Gen,Xasan Max’ed Xuseen “Muungaab” oo maanta la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa soo hadal qaaday,hadal dhawaan ka soo baxay Laamaha Amaanka Dalka oo ahaa in ay Heleen Xog Muujineysa in Magaalada Muqdisho ay ku jiraan Gaadiid iyo dadkii watay ,oo doonaya in ay Isqarxiyaan.

Muungaab ayaa Dhaliilay Qaabka Laamaha Amaanka Xogta ay ka Heleen Cadawga ay u faafiyeen,waxaana uu sheegay in Xogtaa hadii ay heleen aysan sheegin oo ay ku dhaqaaqaan sidii loo soo qaban lahaa Dadka ku Howlan arrintaasi.

Halkaan hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com