Garoowe, AGGM:Dr. Faarax Yaasin Cartan oo Kamid ah siyaasiyiinta reer Puntland islamarkaana kamid ahaa Musharaxiintii isku soo Taagay qabashada
Xilka Madaxtinimadda ee maamulka la magac baxay Puntland ayaa wuxuu ka hadlay arimo dhowr ah.
Mr. Faraax Yaasin Cartan ayaa ugu horayn ka hadlay 26-ka June oo ahayd Markii Gobalada Waqooyi ee Dalkeena ay Xoriyadii ka qateen Guumaystihii ,waxuuna sidoo kale ka hadlay Xaalada Dalka Soomaaliya Xiligan ay maryso.
“Wuxuu Odayaasha dhaqanka Beelaha Hawiye uu ku Tilmaamay Kuwo Dagaal ogayaal ah ,isla markasna Dagaal badan soo galiyey Soomaaliya,waxaana uu Dowladda Xasan sheekh uu ugu baaqay inay Xirto Maxamed Xasan Xaad iyo odayaasha kale ee markaasi Umadda Soomaaliyed u Horseedaya Qabyaaladda Ummadda Soomaliyeedna kala geeynaya””.
Sidoo kale siyaasi Dr. Faarax Yaasiin Cartan oo kasoo jeeda Puntland waxa uu si toos ah u aflagaadeeyay Saraakiil ka tisarn Ciidamada Dowladda Soomaaliya .
Halkaan Hoose Ka Dhagayso Warka Dr. Faarax Yaasiin Cartan.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com