Muqdisho, AGGM— Ra’iisul Wasaare Kuxigeenka Soomaaliya ahna Wasiirka Diinta iyo aw-qaafta Ridwaan Xirsi Max’ed oo ka hadlayey Munaasabad lagu Xusayey Todobaadka Xoriyada Soomaaliya oo Muqdisho lagu qabtay ayaa sheegay Dowladda Soomaaliya ay ka qeyb qaadatay Dalal badan oo Afrika ku yaala in ay Xornoqdaan.
Waxaa uu sheegay Ridwaan Xirsi Max’ed in Dowladda Soomaaliya ay ka Go’an tahay Garab istaaga Dalalka aan wali madaxbanaanida helin sida Falastiin oo kele,waxaana uu sheegay in ay falastiin u qalanto Madaxbanaani oo ay iska Dul qaado Guumeysiga Yahuuda.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com