Muqdisho, AGGM: Waxa Goor dhow warbaahinta Dalka kenya lahadlay Maxamed Cabdi Umal oo kamid ah Mashaa iiqda ugu wa aweyn ee soomaalida waxaana oo sheegay in Maalinimada Beri ay tahay Maalin soon ah.
Umal ayaa shaaciyay in warka shabaab oo yahe mid burinaayo aragtida Bisha ramadaan waxaana oo shaaciyay in ay arkeyn Dad ahlu diin ah laguna soomaayo waxaana Ugu hanbalyeeyay Soomaalida.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com