Baydhabo (AGGM):Magalada baydhabo ayaa waxaa ka jira cabdi taas oo timid ka dib markii Masaajid ku yaala magalada bayodhabo waraaqo digniin ah lagu daadiye waxaana warqadaha ku qoran inaan masaajidka lagu tukan karin xiliga taraawiixda.
Falaagada Alshaab ayaa sheegay inay xoojin doonaan weerarada Inta Lagu Guda Jiro Bisha Ramadaan Ciidanka nabadgaliyada Gobolka bay aya sheegay inay wadan qorhse ay Ku Sugayaan amaanka Masaajidyada Iyo Goobaha Habeenkii dadku Ku Kulman sida Hotellada Gashaanle Sare Mahad cabdiraxman Taliyaha Qaybta gobolka ayaa sheegay in bisha ramadan ka hor ay maqleen inay shabaab wadaan qorshe Cusub Oo Ay amaanka ku Qalqal galiyaan.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com