Dhageyso: Madaxweyne Xasan Oo Ka Maqnaa Xarunta Madaxtooyada Markii Weerarka Lagu Qaaday.

0

Muqdisho, AGGM: Wararka naga soo gaaraya xarunta Madaxtooyada ee magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan in uu Madaxweyne Xasan uusan ku sugneen gudaha xarunta Madaxtooyada markii la weerarayay.

Madaxweynaha ayaa waxa uu ku sugnaa kulan ka dhicayay meel kale oo kamid ah caasimada soomaaliya ee Muqdisho

Alshabaab ayaa sheegatay masuuliyadda weerar dad badan lagu laayay oo mar kale lagu qaaday madaxtooyada Soomaaliya ee Magaalada Muqdisho.

Sarkaal u hadlay alshabaab ayaa sheegay in u jeedadii weerarkaasi ay u qaadayn uu guulaystay mardhowna ay shaacin doonaan tirada ay ku dilayn weerarkaasi.

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com