Muqdisho, AGGM:Dadka shacabka ah ee magaalada Muqdisho ayaa Aragtiyo kala Gedisan ka Muujiyay is Bedelka lagu sameeyay Hey’adaha Amaanka iyo Wasiirka Cusub ee loosoo Magacaabay Amniga Qaranka.
Qaar ka mid ah ayaa Aaminsan in ay wax Badan ka Bedeli karaan Amaanka Caasimada iyo guud ahaan dalka qaar kale ayaa Rumeysan in wax Raggii ka horeeyay ay qaban waayeen aan iyagana looga Fadhin.
Isku soo wada duuboo shacabka magaalada Muqdisho ayaa intooda badan weli rajo ka qabaan in Ammni darada wax laga qaban karo.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com