Muqdisho, AGGM:Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Soomaaliya C/rixmaan Maxamed Tuuryare oo maanta la hadlayey Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay in Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka ay Joogaan Shirkado Dadka Dila,oo Dilal badan ka geeystay Magaalada Muqdisho.
C/rixmaan Maxamed Tuuryare Gudoomiyaha Maxakamada Sare ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Dilalka ka dhaca Magaalada ay Al-shabaab iska sheegtaan islamarkaana ay Fuliyan Shirkadahaasi,wuxuuna intaa ku daray in Laamaha Amaanka Soomaaliya ay Arintaas ku soo wargaliyeen.
Halkaan Hoose Ka Dhageyso.
Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com