Dhageyso: Xildhibaan Dalxa “Maanta Ma,ahan Maalinki Caalamka Islaamka Loo Booteenayay”.

0

Muqdisho, AGGM: Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa Oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka Soomaaliya ayaa waxa uu si kulul Afka ugu weeraray Dawladaha Caalamul Islaami.

Waxa uu Dalxa sheegay in Yuhuuda inay baabi’iso dalka Falastiin Shacabkeeda ay keentay isku xirnaan la’aanta Dawladaha Carabta oo ka baqanaya Yuhuuda.

Waxa uu Xildhibaan Maxamed Cumar Dalxa sheegay inay Yuhuuda Tabar badan laheyn hadii la isku kaashadana ay Muslimiintu awood badan helayaan.

Halkaan Hoose Ka Dhageyso

Isha Ku Hay Allgalgaduud Media
allgalgaduud@gmail.com