DEG DEG DHAGEYSO:- Dowlada oo Sheegtay inay soo qabanayso dadkii dilay Xildhibaan Saado Cali Warsame

0

Iydoo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho xildhibaan Saado Cali warsame oo ka tirsanayd baarlamaanka ayaa dowlada Soomaaliya waxay sheegtay in haatan wado dadaalo ku aadan sidii loo soo qaban lahaa dadkii ka danbeeyay dilkaasi.

Taliyaha ciidanka booliska degmada Hodan ee gobalka Banaadir Maxamed Daahir ayaa warbaahinta u sheegay inay haatan wadaan howlgalo.