Gudoomiyaha Saddexda Golle ee Maamulka Ahlusunna Soomaaliya Ibraahin Sheikh Xasan Guureeye oo maanta Warbaahinta kula hadlay Magaalada Dhuusomareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud ayaa sheegay in uu Xalinayo Khilaafka u dhexeeya Ahlusunnada Gobolada Dhex.
Ibraahin Sheikh Xasan Guureeye ayaa Tilmaamay in uu Magaalada Dhuusomareeb u tagay sidii uu Xal uga gaari lahaa Khilaafka u dhexeeya Maamulka Ahlusuuna ee Gobolada Dhexe.
Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa ka hadlay Dagaalkii ka dhacay Degmada Gurceel ee Gobolka Galgaduud,waxaana uu sheegay in Dagaalkaasi mudo 15-maalin ah lagu soo Afjari doono.
Halkaan Hoose ka dahgeyso Codka: