“Boqor ayaa dowladiisu ku amray in ruuxii kalmad wanaagsan ku hadlaba la siiyo 400 diinaar.
Haddaba maalin isagoo magalada ku wareegaya ayaa wuxuu arkay nin oday beeralaay ah oo beeraaya geed zaytuun.
Boqorkii baa wuxuu ku yiri ninkii Odayga ahaa maxaad u abuureysaa geedkaan zaytuunka ah iyadoo ay u baahantahay 20 sano si u u miro dhalo, adiguna 90 jir baa tahay, Ajashaduna wey soo dhowdahay oo waad gabowday?