Wasiirka Amniga Gudaha Cabdirsaaq Cumar maxamed Ayaa sheegay iney Baarayaan Qaraxii Shalay Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho Gaar ahaan Dagmadda Hodan Waxaanna Qaraxaasi lala beegsaday Gaari Uu Waday Nin Enginer Ah Oo La shaqeynayay Shaqaalaha Turkiga ee Jogga Somaliya.
Wasiirka ayaa xusay iney ku guda jiraan baaritaanka Dadkii ka Danbeeyay Qaraxan Ninka Dhalinyarada ah loogu Xiray Gaarigiisa Oo Ahaa Nooca Loo Yaqaanno Saarufta.
Hoos Ka Dhageyso: