Kaluumeysatada Xeebaha Gobolka Mudug gaar ahaa kuwa dhaca dhanka Xeebaha Deegaanada Galmudug ayaa ka cabanaya Maraakiibta Shisheeye ee ku sugan Xeebaha Soomaaliya.
Qaarkamid Ah Dadka Ka kaluumeysta Arintaas Ayaa Usheegay warfidenka iney soo badanayaan Jariifka Lagu heyo Xeebaha Gobolka Mudug Ee Puntland.
Maraakiibta Ajanabiga ah ayaa Xeebaha Soomaaliya u jooga ladagaalanka burcad badeeda.
Hoos Ka Dhageyso: