(Dhageyso) Masuul Ka Tirsan Wasaaradda Maaliyadda Oo Ka Bad Baaday Qarax Loogu Xiray Gaarigisa.

0

Maamulka Dagmadda Hodan ee Gobolka Banaadir Ayaa Faah Faahin Ka Baxay Qarax Xalay Uu Ka Bad Baaday Mid Kamid Ah Shaqaalaha Wasaaradda Maaliyadda Ee Dowladda Somaliya Kaas Oo Xalay Xaafadiisa Uu Ku Qarxay Gaarigi Walow Uu Isago Ka Bad Baaday, Xilli Ay Waxyello Soo Gaartay Gabar Ka Agdhaweeyd Goobta.

Xaafadda Uu Gaariga Ku Qarxay Ayeey Qof Goobjoogta Ah Sheegatay In Masuulkani markii Uu Gaariga soo xareeyay Kadibna Uu Ka Dagtay Uu Qarax Gil Gilay Gurigii iyo Gaarigii Uu Waday masuul Ka Tirsan wasaaradda Maaliyadda.

Goobta Uu Qaraxa Ka Dhacay waxaa Gaaray Masuuliyiin Uu Kamid Yahay Gudoomiyaha Dagmadda Hodan ee Gobolka Banaadir, Wuxuunna sheegay iney Baarayaan Qaraxaanni iyo Goobta Looga Soo Xiray Gaariga::

Hoos ka dhageyso: