Iyadoo Goor dhawc lagu wado Magaalada Istanbuul in uu ka Furmo Wadahadalka Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Maamulka Soomaaliland ayaa Qaar kamid ah Dadka Reer Muqdisho waxaa ay ka hadleen Aragtidooda ku aadan waxa ka soo bixi kara Shirka Turkiga ka furmaya iyo sida ay u Arkaan.
Halkaan Hoose ka dhageyso Codka Dadweynaha: