Xildhibaan Cismaan Axmed Dufle ayaa ku guuleystay abaalmarinta shaqsiga ugu wanaagsan Aduunka taasi oo sanadkiiba mar la qabto.
Dr Dufle ayaa abaalmarinta ku muteystay dadaalka dhinaca Caafimaadka ee 20-kii sano u dambeysay uu ku bixiyay Soomaaliya xili ay dagaalo adag ka socdeen Dalka.

Dhawaan ayey ahayd markii uu ka mid noqday Dr, Dufle dadka u sharaxan abaalmarinta Nobel peace.
Hoos ka dhageyso Codka: