LIVE DHAGEYSO :- Wada Hadaladda Somaliya iyo Somaliland Oo Ka Furmay Turkiga. March 1, 2015 0 Waxaa maanta lagu wadaa in uu dib u bilaawdo wadahadalka u socday dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya iyo Somaliland. Wufuuda labada dhinac ayaa hadda ku sugan magaalada Istanbul ee dalka Turkiga. Somaliland ayaa sheegtay in aanay aqbali doonin in dad u dhashay deegaannada Somaliland ay wadahadalada u matalaan dhinaca dowladda Federaalka ah. Waxaan arrintaasi ka waraysanay wasiirka arrimaha dibedda ee Somaliland, Maxamed Biixi Yunis. Hoos ka dhageyso: http://allgalgaduud.com/wp-content/uploads/2015/03/somaliasomalilandtalksiv_150228_somalia_somaliland_au_bb.mp3