TOP DHAGEYSO:- Beelo Maanta Ku Heshiiyay Dhuusmareeb.

0

Labo Beel Oo Kamid Ah Kuwa Wada Dagga Goboladda Dhaxe ee dalka somaliya ayaa maanta heshiis kuwada gaaray magaaladda Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud halkaasi Oo Uu Ka Soconayo Shirka Dib Uheshiisiinta ee Beelaha Daga Goboladda Dhaxe ee dalka.

Munaasibaddi lagu Soo bandhigayay heshiiska labada Beel Waxaa Ka Soo Qeybgalay Xildhibaanad Jawaahir iyo Gudomiyihii Gobolka Galgaduud Xuseen Cali Wehliye Cirfo.

Hoos Ka Dhageyso Codkoodda: