TOP DHAGEYSO: Wasaaradda Macdanta Oo beenisay in shidaalka Somaliya La siinayo shirkad Gaar Ah.

0

Shir Jaraa’id Oo Muqdisho Uu Ku Qabtay La Taliya Wasiiirka Macdanta ee somaliya ibraahim Cali Xasan Wuxuunna ku beeniyay in shidaalka somaliya laga yaabo in qeyb kamid ah la siiyo shirkad Gaar Ah, Kaas Oo Dhawaan Lagu Qoray Wabseit- Caan ah oo ka shaqeeya arimaha kaganacsiga Shidaalka.

HOOS KA DHAGEYSO: