Waxaa magaalada Kismaayo Ee Xarunta Gobolka Jubada Hoose ka dhacay Shalay Banaanbax Kooban Oo Ay Sameeyeen Kooxda Axmed madoobe Waxeyna Sheegeen in Ay Diidanyihiin Dowladda Fedraalka ah ee somaliya.
Kooxdii dhigaysay ayaa Gubay astaanka qaranimada soomaliya ee calanka soomaliya intuu socday Banaanbaxa loogu soo horjeeday kala diristii Baarlaman ku Sheeggii kismaayo.
Suldaan waamo oo kamid ah Nabadoona ka soo jeeda gobolka Jubbada hoose ayaa wax laga xumaaday ku tilmaamay go’aankii Lagu gubay Calanka soomaliya intuu socda Banaanbaxa Kooban
suldaanka ayaa sidoo kale ku eedeeyay Koox beeleedka Raaskanbooni sidey wax u wadaan iyo dadka ku dhaqan magaalada kismaayo sidey iskaga horkeenayaaan.
Hoos ka dhageyso: