Raizul wazaarihii Hore ee soomaliya maxamed c,laahi Farmaajo ayaa tilmamay in dowlada soomaliya ay ku fashilmatay wax ka qabashada dhanka iyo hanashada meelaha ka maqan gacanta dowlada
Isagoona wareysi siinayay idaacada BBC-da laanteeda afka soomaliya Farmaajo ayaa sheegay in madaxweynaha soomaliya xasan shiikh maxamuud uu horey u sheegay in amaanka wax badan uu ka qaban doono markii la dooranaayay uu xiligaan arimahaas dhanka uu waxba ka qabanin
dhanka kale Raisulwasaarihii hore ee soomaliya maxamed C/laahi Farmaajo ayaa ka hadlay arimaha maamul u sameynya gobolada dalka isagoona ku dhaliilay dowlada soomaliya qeyb u wajday arimahaas
Hadalka Raisulwazzaarihii Hore ee soomaliya Farmaajo ayaa imaanaya xili dalka soomaliya ay ka dhici doonaan doorashada sanadka 2016 lana aaminsan yahay in uu kamid yahay musharixiinta u taagan,
Hoos ka dhageyso wareysiga: