Jaaliyada Soomaaliyeed ee dalka Ingiriiska ayaa waxa ay soo dhaweeyeen islamarkaana Taageereen go’aanki ay qaateen Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ay ku kala direen waxii loogu yeeray Baarlamaanka Raaskambooni.
Jaaliyada ayaa waxa ay sheegeen in ay marnaba abali doonin xaqdarada iyo waxuushnimada ka jirta deegaanada Jubbooyinka.
Halkan Hoose Ka Daawo