Gudoomiyaha Sadexda Golle ee Ahlusunna Sheikh Ibraahim Xasan Guureeye Ayaa Dhaliilay Shirka Maamul Usameynta Gobolada Dhexe Ee Ka socda Magaaladda Cadaado,
Guureeye Ayaa Sheegay in 24-ka Saac Ee Soo Socda In Ay Ciidamadda Ahlusunna ay Tagi Donaan Magaaladda Cadaado Ee Xarunta Maamulka Ximin iyo Xeeb,
Wuxuu Sheegay In Qabsashadii Dhuusamareeb ee Ahlusunna ay aheed Talaabo Wanaagsan, Oo Ay Qaadaan ciidamadda Militeriga Ee Ahlusunna Waljameeca.
Ugu Danbeyn ayuu Ibraahim Guureeye sheegay in Aysan wax Aqoonsi U Aheyn Dowladda Muqdisho Oo Uu Sheegay Ineysan Dhex dhexaad Ka Aheyn Xaaladda Dalka.
HOOS KA DHAGEYSO: