Shirka ka soconaya Magaalada Cadaado ee Gobolka Galguduud ayaa wali hakad kujira iyada oo Ergada Shirka qaar ay Guddiga Farsamada iyo Wasaaradda Arrimaha Gudaha Dowladda Soomaaliya ku dhaliilayaan in ay masuul ka yihiin.
mid ka mid ah Ergada Shirka oo lagu magacaabo C/llahi Xirsi Diiriye ayaa Guddiga Farsamada gaar ahaan Guddoomiyaha Guddiga ku eedeeyay in ay waddo Sad bursi iyo waxaa uu ugu yeeray wax isdaba marin.
Shirka ayaa waxaa looga doodi lahaa Ansixinta Dastuurka Maamulka Gobollada dhexe uu yeelanayo,waxaana lagu waday ka hor Bisha Ramadan oo ay maalmo qura naga xigaan in la soo afjaro Arrinta Dastuurka.
Hoos Ka Dhageyso: