Wafdi uu hogaaminayo wasiirka arimaha gudaha dowladda somaliya Cabdirixmaan Maxamed Odawaa ayaa maanta gaaray magaaladda dhuusamareeb oo dhawaan ay dagaal ku qabsadeen ciidanka Ahlusunna.
HOOS KA DHAGEYSO WARIYE MADAXBANAAN OO ALL-GALGADUUD UWARAMAY.